Af soomaali (somaliska)
Macluumaadka iyo adeegyada loogu talagalay kuwa ka hadleynaa Soomaali.
Dalbo ballan telefoon oo af-somali ah
Marka aad ballan telefoon samaysato waxad lahadli doonta gacanyare (handläggare) kashaqeya xarunta macaamisha oo ku hadlaya afkaaga hooyo, adiga oo samaystay wakhti kugu haboon. Gacanyaruhu (handläggare) wuxuu ku siin doona warbixin la xidhiidha qaabka aad u dalban lahayd wixii kaalmo ah.
Booqo xafiiska
Xafiisyadayada waxaad ka heli doonta war biximo la xidhidha sida aad dalabkaga u gudbin lahayd iyo weliba in lagaa caawiyo sidaad uga soo dalban lahayd foomkaga boga internetka.
Hel meesha uu ku yaal xafiis adeeg