Caymiska bulshadu waa qayb muhiim ah oo ka mid ah nadaamka xasilloonida ee Iswiidhan. Caymiska bulshada ee Iswiidhan waxa uu quseeyaa dhammaan dadka degen ama ka shaqeeya Iswiidhan. Waxa uu siinayaa ilaalin dhaqaale qoysaska carruurta leh, dadka laxaadkoodu kala dhantaalanyahay, iyo marka ay yimaaddan jirro, dhaawac iyo gabow. Xubinnimada Iswiidhan ee EU waxa aad sidoo kale xaq ugu yeelan kartaa dheefaha caymiska bulsho ee waddamada kale ee EU.
Caymiska bulshada (Om socialförsäkringen) (pdf 100 kB, opens new window)