![]() |
Qoysaska carruurta leh iyo dhallinyarada da’dooda u dhaxayso 18 – 28 sano, oo daqligooda hooseeyo waxay heli karaan kaalmo-dhaqaaleedka kirada. Lacagta lagu siin karo waxay ku xiran tahay daqligaaga, kharashka kirada, inta qol u hoyga ka kooban yahay iyo tirada carruurtaada. |